Doorashooyinka > Ku saabsan doorashooyinka > Siyaasadda ku meel gaadhka xilliga doorashada

Siyaasadda ku meel gaadhka xilliga doorashada

Bisha ka horreysa doorashada, Golayaashu waa inay u hoggaansamaan qabanqaabada gaarka ah si loo hubiyo in doorashadu u dhacdo si caddaalad ah oo anshax leh. Taariikhda ilaa hadda lama xaqiijin karo xilliga doorashada.

Inta lagu jiro xilliga ku meel gaadhka ah, Goleyaasha looma ogola inay sameeyaan noocyo ficilo iyo go'aano saamayn ku yeelan kara codbixiyayaasha ama saamayn wayn ku yeelan kara Golaha cusub.

Wax badan ka ogow Dawlada Hoose ee Fiktooriya.

Magaalada Melbourne - bogga hore