Doorashada Golaha Magaalada Melbourne waxa la qaban doonaa bisha Oktoobar iyadoo loo codayn doono boostada, waxaadna haysan doontaa ilaa 6pm 25ka Oktoobar inaad dib ugu soo celiso xidhmadaada codbixinta ee dhammaatay.

Fikradaada ka dhiibo adigoo u codeynaya musharixiinta aad door bidayso inay ku matalaan Golaha.

Diiwaangelinta ama beddelka macluumaadkayga

Su'aalaha soo noqnoqda

Magaalada Melbourne - bogga hore