Doorashooyinka > Ku saabsan doorashooyinka > Macluumaadyada xiriirka ee weydiimaha doorashada

Macluumaadyada xiriirka ee weydiimaha doorashada

Waxaan halkaan u joognaa inaan caawinno. Haddii aad wax su'aalo ah qabtid, fadlan wac kooxda Magaalada Melbourne 1300 735 427 Isniinta ilaa Jimcaha, 8.30 subaxnimo ilaa 5 galabnimo ama iimayl doorashooyinka@melbourne.vic.gov.au

Haddii aadan hubin inaad ku qoran tahay, sida ugu wanaagsan ee lagu hubin karo waa inaad booqato Guddiga Doorashada Fiktooriya.

Magaalada Melbourne - bogga hore