Codaynta aamusan

Haddii ay jirto sabab aadan rabin in cinwaankaaga lagu muujiyo liiska codbixinta doorashooyinka, waxaad codsan kartaa inaad noqoto codbixiye aamusan adiga oo buuxinaya foomka Cod-bixiyaha Aamusan.

Magaalada Melbourne - bogga hore